X

Beelaha Bahabar Muuse (Samaroon) oo shir ku soo xidhtey deegaanka Cali Xaydh

Beelaha Bahabar Muuse (Samaroon) ayaa shir ku soo xidhtey deegaanka Cali Xaydh. Ujeedada shirkan ayaa ahaa sidii Muuse Biixi taageero loogu heli lahaa, waxana ka qaybgalay Suldaan Dhawal.



Deegaanadan ayaan waxba loo qaban intii Siilaaanyo iyo Muuse Biixi xukunka hayeen xaga Muuse Biixi dadkii uu soo barakiciyay ka buuxaan Cali Xaydh.



 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.