Banaanbax si weyn loo soo agaasimay ayaa ka dhacay Muqdisho gaar ahaan bartamaha halkaas oo ay dhigeen beelaha Banaadiriga ah. Dadka halkaas isugu soo baxay ayaa diidanaa arimo dhowr oo aan wax laga qaban. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS