Waxa kulan maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho bulshada ka soo jeeda gobolada Woqooyi ee Somaliya oo taageeray gudiga doorashada ee uu magacaabay raiisal wasaaraha Somaliya. ” Waxaan ku qanacsanahay gudigaa uu soo dhisay raiisal wasaaruhu oo ah guddi saxa oo matasha gobolada Woqooyi.
Waxa gudigan diidan Cabdi Xaashi oo ku fadhiya kursiga aqalka sare oo isagu isku qaatey inuu soo xusho cida uu jecelyahay. Wuxuuna warqad u qortey beesha lixaad ee gaalada kana codsaday inay soo dhexgalaan.
Dooda taagan ayaa ah in kuraasta beesha faca weyn ee DIRTA si caadiya ay u kala gatan labada beelood ee Daarood iyo Hawiye halka iyagana la siiyo kuraas aan sidaa u weynayn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS