X

Beelaha Garxajis (ISAAQ) oo ku midoobey shirka bisha soo socota iyo dagaalka Tukaraq

Beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa ku midoobey shirka bisha soo socota. Shir jaraaid oo ay ka soo qaybgaleen waxgaradka beesha ugu balaaran ISAAQ ayay ku sheegeen in shirku sidiisa yahay. Waxay meel iska taageen dagaalka Tukaraq.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Xh-mF9G0JfQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.