Beelaha ISAAQ ee wada dega Burco (Habar Yoonis iyo Habar Jeclo) ayaa soo saaray qodobo ay isku afgarteen oo ayna ku jirin beelaha kale ee dega Burco.
Beesha Habarjeclo ee Siilaanyo ayaa ka baqaysa in Habar Yoonis ka aargoosato doorashada kadib mar haddii ay ka qadisay inta badan meelaha muhiimka ee maamulka Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS