Boorama 08 Dec 2014–Suldaanada beesha Jibriil Yoonis (Samaroon) ayaa muujiyay isku duubnaan uguna baaqay Siilaanyo inuu ciidankiisa degdeg ugala baxo Quljeed halkaas oo uu geeyay ciidan Ingiriisku u tababarey oo loogu talagaley argagixisada. Beelaha Gadabuursi ayaa intooda badan isku raacsan in ay heeryada SNM iska dulqaadaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM