X

Beelaha Maxadcase (Samaroon) iyo Ciise oo heshiis ka soo saaray gobolka Awdal

Shir ay isugu yimaadeen beelaha Maxadcase (Samaroon) iyo Ciise ayaa heeshiis laga soo saaray ku saabsan sidii loo xoojin lahaa nabada oo ay carqalad u keentay xilligii SNM soo weerartey gobolada Awdal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.