Beelaha Muuse Fiin (Samaroon) ayaa cadaalad daro ka tirsanaya maamulka Boorama kuna eedeeyay in ay muwaadin reer Boorama ah gurigiisa kala baxeen albaabkiisana jabiyeen.
Muranka ayaa salka ku haya jago banaan laakiin haddii guri laga dhiso xidheysa guryaha kale.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS