X

Beelaha Warsangeli iyo Dhulbahante oo ka tashanaya Butlaan

Kadib foolxumadii iyo dhiiga ka dhashay xil ka qaadistii afhayeenka barlamaanka Butlaan C/xakiin Dhoobo daareed ayaa waxa soo yeeraysa qaylo dhaanta ah in beelaha Warsangeli iyo Dhulbahante ka tashadaan aayahooda.


Labadan beelood ayaa laysku jebiyay oo la gaarsiiyay heer ayna isku imaan Karin oo wax wada wadaagi Karin laakiin markey arkeen inay cidla taagan yihiin una kala dagaalamayaan gooni goosad iyo dawlad-diid, ay dantui ku qasabtey inay is daba qabtaan.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.