Beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa ku dhul wareejay beelaha Gabooye ee sida xun loo haybsooco. Inkastoo ayna jirin haybsooc toosa hadana waxa jira haybsooc aan ilaa hadda la garanayn halka uu ka yimi iyo cida ummadaa Muslimka ah ku tumatey xaqeeda. Masuuliyiinta beelaha Gabooye ayaa sheegay inay intan iyo in kalaba uga fadhiyaan beelaha Garxajis.
Sanado horwe ayay ahayd markii beelaha Gabooye isku dayeen inay dhex degaan ISAAQ iyo Dhulbahante laakiin markii dambe dagaal lagu soo qaaday,
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS