X

Beelo ka kala tirsan Isaaq iyo Dhulbahante oo degan aaga Burco oo heshiis gaadhay+MUUQAAL

Burco–Beelo ka soo kala jeeda Isaaq iyo Dhulbahante ayaa la dhex dhigey heshiis aaga Burco gaar ahaan tuulooyinka Coodanle iyo Xadhadhanka. Jufooyinka labadan beelood ayaa dagaal siyaasadeysan ku dhexmaray tuulooyinkaas kaas oo dad ay ku dhinteen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.