X

Beelweynta Bahabar Muuse (Samaroon) oo si toosa ugu biirey xisbiga Wadani

Beelweynta Bahabar Muuse (Samaroon) ayaa si toosa ugu biirey xisbiga Wadani. Ku biiristan ayaa jabweyn ku ah Saylici oo isku dayay in uu jujuub ku qaabto beelaha Maxadcase.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.