Beelweynta Makaahiil (Samaroon) ayaa iclaamiyay shir ay uga tashanayaan aayahooda. Shir jaraaid oo ay saxaafada u qabteen ay ku sheegeen ujeedada shirka iyo xilliga loo balansan yahay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=H839Ncrw4zk[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS