X

Beesha Arab (Isaaq) oo cod ka rabta beesha Siilaanyo: ma baryayno ee wa inay ina baryaan

Beesha Arab)Isaaq) ayaa beesha Siilaanyo ka sugeysa in ay codka ugu shubto. Haweenay u hadashay ayaa sheegtay in aan la baryayn beesha Siilaanyo ee ay tahay in iyagu baryaan. Beesha ayaa ka mida beelaha aan waxba la siin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.