Beesha Axamad Yoonis (Samaroon) ayaa xaflad u samaysay dadka beesha ee waxqabtey. Munaasabadan oo ka dhacdey Boorama ayaa ruug cadaaga beeshu u wada mahadceliyeen qurbajoogta iyo qolqol joogta.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=G4Hg4b4-RIw[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS