Bishii hore ayay ahayd markii beesha C/raxmaan Saylici nin looga diley beer uu ku lahaa gobolka Awdal gaar ahaan tuulo u dhow Fiqi Aadan. Cuqaasha C/raxman Saylici ayaa qaylodhan iyo calaacal la soo hor fadhiistey saxaafada ayagoo ka cabanaya wasiir Dhulbahante.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS