X

Beesha C/raxmaan Saylici oo sheegtay in Maxamed Kaahin barakicinaayo

Odayasha beesha C/raxmaan Saylici ee deeganada ku xeeran Boon ee gobolka Awdal ayaa sheegtay in weerar lagu soo qaaday kuna soo qaadeen dad ka yimi Itoobiya iyo askar uu soo direy Maxamed Kaahin. Qayla dhaantan ayaa imanaysa ayadoo Saylici ku mashquulsan yahay inuu u kala qabyaaladeeyo Samaroonka dhexdiisa.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.