Shir ay isugu yimaadeen beesha Ciidagale (Isaaq) ayaa ku taageereen musharxnimada Muuse Biixi oo hadda u muuqda in uu Siilaanyo dabada ka riixayo si uu u kala jabiyo weerarka kaga imanaya jufada kale ee Habar Yoonis(Isaaq) ee isku haya maamulka Hargeysa.
ARAG muuqaalka oo Suldaan ka mida leeyahay cidiba kaama maqna mar hadaan anaga iyo reer Burco ku taageereen.
Maxamed Yuusyf
ARAABINEWS.COM