Hargeysa-Araabinews–Beesha Ciidagale (Isaaq) oo dagaal iclaamisay kadib markii cadaalad xumo lagula kacay iyadoo askar la wareegtay dhul dhalinta loogu talogalay kadibna la sii kala gatay. Waxayna ku baaqeen in seeskaas la dumiyo haddii balaayo dhacayso beri.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS