X

Beesha Ciise oo ka hadlay lixda goobood ee Lughaya ee u daldalan Muuse Biixi

Beesha Ciise ayaa ka hadlay lixda goobood ee Lughaya ee u daldalan Muuse Biixi beeshiisa. Kana soo saaray qaylo dhaan xilli aan xal loo helin.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.