X

Beesha Faarax Yoonis (Samaroon) oo cududeeda ku biirisay xisbiga Wadani

Beesha Faarax Yoonis (Samaroon) ayaa cududeeda ku biirisay xisbiga Wadani. Xisbiga Wadani ayaa la filayaa inuu kuraasta ugu badan ka helo gobolka Awdal ayadoo beelaha badankoodu raacsan yihiin ogyihiina inaan waxba loo qaban.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.