Beesha Gaaljecel ee degan Hiiraan iyo Jowhar ayaa ka qaylidey cadaalad daro lagu sameeyay beeshooda iyadoo beelaha kale qaarkood ee degan iyaguna cadaalad daro tirsanayaan. Maamul u samaynta beelaha ku dhisan ayaa lagawada qaylinayaan. Waxay sheegeen in lagu qasbey federaal ayna rabin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS