Beesha Gabooye oo deegaan ka samaystey dhul u dhexeeya Isaaq iyo Dhulbahante
Beesha Gabooye ayaa deegaan ka samaystey dhul u dhexeeya Isaaq iyo Dhulbahante oo loo soo sahamiyay waxase isla shalay weerar ku qaaday ciidan Dhulbahante ah oo laga soo direy Laascaanood.