X

Beesha Habar Yoonis (ISAAQ) oo qiratey in ay iyagu masuul ka ahaayeen dagaalkii Gaashaamo iyo sir fakatey

Beesha Habar Yoonis (ISAAQ) oo qiratey in ay iyagu masuul ka ahaayeen dagaalkii Gaashaamo iyo sir fakatey. Xubin la hadlay beeshiisa ayaa sheegay in ay qalad tahay in dadka la kiciyo ee lagu dadaalo sidii xukunka Somaliland ay u qabsan lahaayeen kadibna awood ugu heli lahaayeen in ay cadkooda goostaan.

Waxay qirteen in qaadwale ka masuul ahaa wixii ka dhacay Gaashaamo ama tuulada Jaamac halkaas oo ciidanka dawlada Itoobiya uu isku dayay in uu soo celiyo amarka iyo kala dambaynta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.