X

Beesha Habargidir (Hawiye) oo diidey sida uu shirka Cadaado u dhacayo shuruudana ku xidhay ka qaybgalkooda+MUUQAAL

Cadaado–Beesha Habargidir (Hawiye) ayaa ka qayliyay sida uu u socdo shirka Cadaado uga socda beelaha wada dega gobolka Galgaduud kuna baaqay in arimo dib looga fiirsado iyagoo soo saaray shuruudo ay leeyihiin hala fuliyo inta ayna ka qaybqaadan shirka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.