X

Beesha Isaaq ee Subeer Awal oo bayaan ay soo saartey ku sheegtay in beel wax ka maqani ayna jirin laakiin..MUUQAAL

Hargeysa–Beesha Isaaq ee Subeer Awal oo bayaan ay soo saartey ku sheegtay in reer Awdal waxba ka maqnayn laakiin ay jiraan wax beelaha oo dhan ka maqan. Wax mar Jiri jiray cabasho ay gudbiyeen odayada Samaroon ee daacada u ah maamulka beesha dhexe waxana tani kuu muujinaysaa in beeshii ay ka cabanayeen ay isku raaceen in wax ka maqani jirin.

Maxamed Yuusuf, KU XIRNOW ARAABINEWS/FACEBOOK

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.