Kulan ay beesha Jibriil Yoonis (Samaroon) ugu yeertay Makaahiilka kale ayaa ka dhacay Boorama. Kulanka oo aad u xasaasiya ayaa waxa isugu yimi oday dhaqameedyo iyo waxgarad.. Waxana looga arinsaday dhacdooyinka u dambeeyay gobolka. Ramaax dad fal ku jira ayaa qabanay ayuu yiri waxaanse u sheegaynaa in ay taasi beentahay ee dadka laga guray guryahooda ayuu yiri suldaan ka mida oo hadlay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM