Boorama(Araabinews)–Beelaha reer Nuur (Samaroon) ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay wasiiro ka soo jeeda gobolka Awdal oo ka tirsan maamulka Siilaanyo iyo cuqaal kale ay kaga hadleen buurta Siimoodi oo hadda macdan Shiinuhu ka qotaan suntana kaga tagaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS