X

Beesha Sacad Muuse (ISAAQ) oo ku hanjabtey in ay xoog ku qabsanayaan deegaano ka tirsan Lughaya

Kulan balaaran oo ay iskugu yimaadeen beesha Sacad Muuse (ISAAQ) magaalada Hargeysa ayaa suldaankoodu wacad ku maray in uu dhiig ka xigo in deegaanada Lughaya gacanta loo geliyo dadka iska leh ee degan. Dadka qaar ee hadlay ayaa iyaguna ku hanjabey hadduii Somaliland burburayso in ay dhulka daynayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.