Beesha Siilaanyo oo wacad ku martay in ay dhisayaan dekeda Ceelgirde
Beesha madaxweyne Siilaanyo ayaa markale kabaha la dulmaray beesha Ciise Muuse (Isaaq) ee Saaxil iyagoo wacad ku maray in ay dhisayaan dekeda Ceelgirde ee u dhow Berbera. Fariin kulul oo ah tii qayilaada ayay hawada u mariyeen.