Beesha wasiirka caafimaadka Somaliland Xaglatoosiye ayaa hadashay iskana fogeysay fidnada uu ka wado Buuhoodle. Odayada oo shir jaraaid qabtey ayaa sheegay in ay daacad u yihiin Khaatumo State ayna ku nuux nuxsadeen in aan meelkale loo weecin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS