X

Beeshayda waa u dhibaato 4.5 kuraas badan ayay helayaan: Cali Geedi: Waraysi

Raiisa wasaarihii hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in beeshiisu helayso kuraas badan haddii la daayo nidaamka 4.5. Waraysi uu bixiyay ayuu sheegay in aanu jeclayn 4.5 laakiin la helo xal kale.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.