Borama–Nin sheegtay in uu ahaa afhayeenka ururka Suldaan Wabar ayaa sheegay in beeshiisa ay ku cadaadisay in uu ka hadho kacdoonka reer Adal. Ninkani hadda sheegay in uu ka baxay arimahaas ayaa u muuqda in uu yahay mansab raadis.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS