X

Beeshii shacabka looga dhaawacay Ceerigaabo oo digniin xoogan u dirtey maamulka Siilaanyo

Beesha Habaryoonis (ISAAQ) ee wax ka dega Ceerigaabo ayaa dhawaq dheer ka soo saartey dhaawacii shalay loo gaystey dad shacaba oo rasaasta hoosta loogu dhigey. Waxay digniin u direen iyagoo isku duuban hadaan si dega dega looga jawaabin in ay aarsan doonaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

 

admin:

This website uses cookies.