Qurbajooga ayaa booqatay fanaanadii qaranka Binti Cumar Gacal waxayse ku oydey sidey dawladii Siyaad Barre ugu darsatay iyo mooryaanta iyo urur diimeedka bedelay. Waxay ku kaftantey Ogaadeen iyo Hawiye (Abgaal), iyo qaybta heesahiidii can baxay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS