Biyoolihii cadhooday waa filim aad u qosol badan oo waxyaabo badan taabanaya+MUUQAAL
Biyoolihii cadhooday waa filim aad u xiiso badan oo taabanaya waxyaabo badan kuna jiraan xikmado badan. Waxa matalaya dhalinyar aad uga barateen filimada gaagaaban iyo maadeysiga. Maxaase ka cadhaysiiyay biyoolahan.