Boobe Yuusuf ayaa canaan kula dul dhacay Suldaan Xiireey oo isagu ogolaaday in oday dhaqameedku la wareego talada ictiraaf raadinta ee Somaliland ka rabto dawlada Somaliya oo ay kula jirtey wadahadal inta badan ay jeceshahay in lagu qabtoi dibedaha. Boobe Yuusuf ayaa ka dhigey taageeradiisa midii xayaysiiska.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM