Boobe Yuusuf oo hore uga mid ahaa xisbiga Kulmiye ayaa hadana sheegay in uu ka baxay xisbiga Wadani iyadoo qabyaaladu ay xarkaha goosatey una muuqwda in aanu iska dhex arkin xisbiga Wadani. Isma aan lahayn Wadani waxaad ugu tagi xafiis madhan.
Halkan ka daawo C/raxmaan Ciro
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS