Booliiska Berbera iyo nin rasaas iswaydaarsaday iyo sababta oo booliisku ka hadlay
Booliiska Berbera iyo nin rasaas iswaydaarsaday iyo sababta oo booliisku ka hadlay. Dhacdadan ayaa lagu soo waramayaa in dad ku dhaawacmey inkastoo rabshadu ahayd khafiif.