Booliiska Boorama oo ku guuleystay in ay qabtaan Khamri gobolka soo galayay
Booliiska degmada Borama ayaa ku guulaystey in ay qabtaan Khamri soo galayay degmada kana soo galayay dhinacaas iyo xadka gobolku la leeyahay Itoobiya sida la sheegay waxayna uga digeen dadka waxyaabaha xaaraanta ah.