X

Booliiska degmada Caynabo oo rag dil gaystey gacanta ku soo dhigey

Booliiska degmada Caynabo ayaa rag dil gaystey gacanta ku soo dhigey. Ragaan ayaa dhexda u galay gaadhi Hargeysa ku socdey goob jiq ah halkaana ku diley.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.