Booliiska degmada Ceerigaabo oo soo bandhigey maydka nin la helay isagoo daldalan (daawo naxdin)
Booliiska degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa soo bandhigey maydka nin la helay isagoo daldalan kaas oo hadda ay raadinayaan cid taqaana. Ninkan aya u muuqda in ilkaha wax ka soo gaareen ishana wax ka soo baxeen