Booliiska Hargeysa oo gacanta ku soo dhigey koox la raadinayay oo dad shiki gelisay
Booliiska Hargeysa ayaa gacanta ku soo dhigey koox la raadinayay oo dad shiki gelisay. Kooxdan ayaa Hargeysa ka gaysan jkirey arin dadku markii hore u malaynayen in ay sixir tahay. Kooxdan ayaa basaska gubi jirtey.