X

Booliiska maamulka Somaliland oo sheegay in ay heegan yihiin

Booliiska maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay heegan yihiin. Deegaanada Somaliland ayaa waxa ka socda doorashada maamulka oo la filayo bisha dambe, waxayna abuurte y xamaasad gaara ayadoo shalay uu jirey dhoolatuskii ugu balaadhnaa xisbiyada.



Xisbiga Wadani ayaa dadka badankoodu saadaalinayaan iney si cad ugu guulaystaan marka la eego magaalooyinka ay kala joogaan. Halka ka Faysal Waraabe uu yahay kan ugu liita ee laga kala cararay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.