Booliiska Somaliland ayaa soo bandhigey qoryo ay sheegeen in ay lahaayeen eag weerar ka gaystey Sabawanaag oo ka tirsan gobolka Awdal oo cuqaal iyo rag hubeysan ay weerar ku qaadeen. Booliiska ayaa hadalkooda laga dhadhansadey in ay ku jiraan cuqaal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS