X

Booliiska magaalada Hargeysa oo ka waramay dhalinyaro lagu qabtey falal aan hore loo arag

Booliiska magaalada Hargeysa ayaa ka waramay dhalinyaro lagu qabtey falal aan hore loo arag. Waxa baryahan dambe magaalada ku soo badanaayay dhalinyaro yaryar oo wax fiican mooday dhaca dadka. Waxayse u gudbeen masaajida oo ah tan laga argagaxay.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=6x6C_XCKFQQ[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.