Arizona–Booliiska dalkaasi Maraykanka gobolka Arizona ayaa sii daayay muuqaal ay gaadhiga booliiska kaga duubeen oo muujinaya dil toogasho ah oo booliisku gaysteen kadib markii uu dhexmaray dagaal qoys ay isdagaaleen shaqaale ka mida tukaanka laga adeegto ee Walmart.
ARAABINEWS