X

Booliiska Sambiya oo cadeeyay geerida tahriibayaal Somali ah: SAWIRO

Booliiska dalkaasi Sambiya ayaa cadeeyay geerida tahriibayaal Somali ah oo gaaraya ilaa 18 kadib markii gaari wada badeeco la galiyay xageeda dambe sidaana naqasku ugu dhegay.

Waxa la cadeeyay in Gaariga ayaa qeybta hore ee albaabka xiga laga saaray jawaano ay ku jirto digir, halka 50ka somalida ah lagu qariyey jawaanada gadaalkooda, taas oo keentay in ay neef qabatimoobaan.

Dadkan ayaa meydadkooda lagu arkay meel 20km u jirta Buundada Levy Mwanawasa deegaanka Chembe, ilaa 30 ka mid ah tahriibayaasha soomaalida ayaa ka badbaaday.

Maaha markii ugu horeuysay ee ay Somali ku dhimato wadamada Koofurta Afrika iyagoo raadinasya nolol ka wanaagsan tan ay ka carareen laakiin hadana naftooda haliga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.