X

Booliiska Sweden oo baadhaya wiil lagu diley bambaano gacmeed

Xalay ayay ahayd markii guri Ku yaal caasimada labaad ee Sweden magaalada Gothenberg lagu weeraray bambaano gacmeed halkaana lagu diley qoys marti Ku ah xaafada.

Booliiska ayaa sheegay in ay baadhayaan arintan Kuna tilmaamey arin la xariirta wiil booliiska u xiran oo Ku eedaysan dil.

Haweenay u hadashay qoyska laga diley wiilka ayaa sheegtay in aan wali cidna loo qaban weerarkan laga yaabey.

Somali farabadan ayaa Ku nool dalkaasi Sweden waxayna Ku noolyihiin caasimada Iyo magaalada labaad.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.