X

Boorama oo biyo la’aantu ku soo badatey iyo wasiiro maamulka ah oo agab wareejiyay

Boorama ayaa biyo la’aantu ku soo badatey iyo wasiiro maamulka ah oo agab wareejiyay. Maamul xumada maamulka Somaliland ayaa keentay in magaalo sidaas u weyn ay noqoto biyo la’aan. Wasiiradan Muuse Biixi ayaan sheegin waxay ka qabanayaan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=c_WHbEmzwts[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.